PremiumBEGINNER

Cybersecurity Search Skills and Learning Process

Dhis xirfadaha wax baarida (research skills). waxaad ku baran doontaa qaabka internetka looga baaro xogta si hufan, sidii aad u ogaan lahayd in xogtu tahay mid la isku halayn karo, adeegsiga search engines-ka ee u gaarka…

View Curriculum
Cybersecurity Search Skills and Learning Process
Duration
25 min
Chapters
4
Lessons
7
Labs
Outcomes

What you'll learn

Skills you walk away with after finishing this track.

  • Sida internetka looga raadiyo xogta adoo isticmaalaya su'aalo cad oo si toos ah u diiradda saaraya cybersecurity.
  • Sida loo qiimeeyo ilaha xogta adigoon iska aaminin dhamaan talooyinka security-ga ama writeup kasta.
  • Sida loo adeegsado search operators-ka ay leeyihiin search engines-ka sida site: filetype: iyo kuwa kale oo badan
  • Sida la isula isbarbardhigo ilo xogeed dhowr ah si aad ugu fogaatid macluumaadka dhacay (outdated) ama kuwa qaldan (misleading).
Brief

About this course

Dhis xirfadaha wax baarida (research skills). waxaad ku baran doontaa qaabka internetka looga baaro xogta si hufan, sidii aad u ogaan lahayd in xogtu tahay mid la isku halayn karo, adeegsiga search engines-ka ee u gaarka ah cybersecurity, akhrinta iyo fahamka CVE-ska iyo exploits-ka, iyo sidii aad baaritaan ugu samayn lahayd vulnerabilities-ka.

Waxaad sidoo kale ku tababaran doontaa sidii aad su'aalaha guud iyo kuwa ballaran u beddeli lahayd wax raadin kooban, adoo isbarbardhigaya ilaha xogta, hubinaya tixraacyada rasmiga ah, xusuus-qorona ka qaadanaya si aad si madaxbannaan wax u barato inta aad ku guda jirto safarkaaga cybersecurity.

Ready when you are

Start Cybersecurity Search Skills and Learning Process today

Join the SomHack academy and build real, employable cyber skills with hands-on labs in your own language.

Browse all courses