SomHack is currently under development. Course content and labs are being prepared for launch.

Ku Baro Web Hacking β€” Af Soomaali.

Waxaad Web Hacking-ka ku baran doontaa hands-on labs practical ah. Waxaad baran doontaa SQL Injection, XSS, IDOR, SSRF iyo vulnerabilities kale ee web applications-ka.

0%
Af Soomaali
0+
Hands-on Labs
0+
Total Lessons
Modules

Our Web Hacking Modules

Beginner

SQL Injection Essentials

Module-kan waxaad ku baraneysaa SQL injection, qaabka loo ogaado (detect) iyo sida loo exploit-gareeyo, iyo weliba sida xogta xasaasiga ah ee database-ka loogala so baxo adigoo isticmaalaya labs aan ku diyaarinay. Kooraskan wuxuu si qoto dheer uga hadlayaa in-band, UNION-based, iyo blind SQL injection, ka hor inta uusan ku barin qaababka looga hortago vulnerabilities-kan.

Difficulty

Beginner

Lessons

19 Lessons

Beginner

Linux Fundamentals for Hackers

Baro aasaaska Linux-ka si 'Practical' ah. Kooras-kaan wuxuu ku barayaa isticmaalka Terminal-ka, maamulida faylasha, Users-ka, Networking-ka, iyo Security-ga Waa bilawga ugu fiican ee barashada Cybersecurity iyo Web hacking.

Difficulty

Beginner

Lessons

24 Lessons

Beginner

HTTP Basics for Web Hacking

Baro aasaaska HTTP/HTTPs inta aadan dhex gelin badweynta hacking-ka, waxa sido kale baraneysaa requests, responses, methods, headers, cookies, status codes, iyo sida loo dhiso web requests si fudud.

Difficulty

Beginner

Lessons

8 Lessons

Beginner

SQL Basics for Hackers

Module-kan wuxuu ku bari doonaa aasaaska SQL ee lagama maarmaanka u ah web hacking-ka, waxaana ka mid ah databases, tables, queries, filtering (shaandheynta xogta), wax ka beddelidda xogta, iyo SQL logic.

Difficulty

Beginner

Lessons

11 Lessons

Beginner

Networking Fundamentals for Hackers

Baro aasaaska Networking -ka adigoo ka eegaya xagasha Hacker -ka. Fahan sida internet-ku u shaqeeyo, baro IPs , Ports , TCP , iyo DNS si aad u dhisto aasaas adag oo kugu hogaamiya inaad noqoto Bug Bounty Hunter xirfad leh.

Difficulty

Beginner

Lessons

14 Lessons

Beginner

Introduction to Cybersecurity

Module-kan waxaad ku baran doontaa aasaaska cybersecurity -ga . Waxaad si qoto dheer u fahmi doontaa waxa ay dhab ahaantii cybersecurity -gu ilaaliso, sababta ay fashilaadda amnigu u leedahay saamayn weyn, iyo sida uu risk -gu u dhasho. Sidoo kale, module-kan wuxuu ku barayaa CIA triad , noocyada weerarada (common attack categories ), xuduudaha anshaxa ( ethics ), security controls , iyo doorka ay web application security -gu ku leedahay ilaalinta isticmaalayaasha, xogta ( data ), APIs , iyo adeegyada internet-ka. Markaad dhammayso casharradan, waxaad noqon doonta qof yaqaano luqadda ( terms ) iyo hannaanka fikirka ee looga baahan yahay dhanka amniga ka hor inta aadan u gudbin mowduucyada kale ee HTTP , recon , proxying , authentication , access control , injection , iyo APIs .

Difficulty

Beginner

Lessons

8 Lessons

Attack Surface

WAXAAD KU BARANAYSAA

Vulnerabilities-ka ugu muhiimsan ee web applications-ka mid kasta oo leh labs practical iyo theory wadda socdo.

XSS vulnerability
XSS
Cross-Site Scripting
SQLi vulnerability
SQLi
SQL Injection
SSRF vulnerability
SSRF
Server-Side Requests
IDOR vulnerability
IDOR
Object Access
CSRF vulnerability
CSRF
Request Forgery
File Inclusion vulnerability
File Inclusion
LFI / RFI
Auth Bypass vulnerability
Auth Bypass
Logic Flaws
Command Injection vulnerability
Command Injection
Shell Bugs
Early access

Get early access to SomHack

Waxaan diyaarinaynaa koorsooyin Web Hacking ah, hands-on labs, iyo learning paths si nidaamsan u dhisaayo xirfaddaada. Kuso biir waitlist-ka si aan kusoo wargelino marka ay madasho diyaar noqoto.

Learning roadmap

BARO. FAHAM. PRACTICE GAREE.

SomHack wuxuu Web Hacking-ka kuu barayaa hab cad oo practical ah: casharro kooban, hands-on lab aad gacantaada ku fulineyso, assessment lagu hubinaayo fahamkaaga, kadibna CTF aad ku tijaabineyso xirfadda aad baratay.

SomHack learning roadmap: take the lesson, practice the lab, pass the check, solve CTF labs
LearnPracticeProveMaster

Dooro Heerkaaga

Dooro qeybta kugu habboon iyo sida aad rabto inaad u barato Web Hacking-ka.

Basic

Core beginner content and hands-on lesson labs.

$0
/month

Included features

  • Selected beginner modules
  • Lesson labs for included modules
  • Final assessments for included modules
  • Progress tracking
Get started

Premium

Full beginner + intermediate catalog, paths, and CTF labs.

$9.99
/month

Included features

  • Selected beginner modules
  • Lesson labs for included modules
  • Final assessments for included modules
  • Progress tracking
  • All beginner modules
  • All intermediate modules
  • Beginner + intermediate paths
  • Beginner + intermediate CTF labs
Go Premium

Gold

Advanced modules, paths, hardest CTF labs, and Gold-only extras.

$15.99
/month

Included features

  • Selected beginner modules
  • Lesson labs for included modules
  • Final assessments for included modules
  • Progress tracking
  • All beginner modules
  • All intermediate modules
  • Beginner + intermediate paths
  • Beginner + intermediate CTF labs
  • SomHack Cloud Desktop
  • Advanced modules
  • Advanced paths
  • Advanced CTF labs
  • Gold-only extras
Go Gold
Free tier available

Diyaar ma u tahay
inaad bilaabto?

Bilow barashada Web Hacking-ka hadda, kuna biir ardeyda xirfaddan ku baranaysa hands-on labs practical ah.

Browser-based labsFull desktop experience, no setup
Real-world attack pathsModern web scenarios built for practice
Start in minutesJump straight into lessons, labs, and proof