All Our Web Hacking Courses

Beginner

SQL Basics for Hackers

Module-kan wuxuu ku bari doonaa aasaaska SQL ee lagama maarmaanka u ah web hacking-ka, waxaana ka mid ah databases, tables, queries, filtering (shaandheynta xogta), wax ka beddelidda xogta, iyo SQL logic.

Difficulty

Beginner

Lessons

11 Lessons

Beginner

SQL Injection Essentials

Module-kan waxaad ku baraneysaa SQL injection, qaabka loo ogaado (detect) iyo sida loo exploit-gareeyo, iyo weliba sida xogta xasaasiga ah ee database-ka loogala so baxo adigoo isticmaalaya labs aan ku diyaarinay. Kooraskan wuxuu si qoto dheer uga hadlayaa in-band, UNION-based, iyo blind SQL injection, ka hor inta uusan ku barin qaababka looga hortago vulnerabilities-kan.

Difficulty

Beginner

Lessons

19 Lessons

Beginner

HTTP Basics for Web Hacking

Baro aasaaska HTTP/HTTPs inta aadan dhex gelin badweynta hacking-ka, waxa sido kale baraneysaa requests, responses, methods, headers, cookies, status codes, iyo sida loo dhiso web requests si fudud.

Difficulty

Beginner

Lessons

8 Lessons

Beginner

Networking Fundamentals for Hackers

Baro aasaaska Networking -ka adigoo ka eegaya xagasha Hacker -ka. Fahan sida internet-ku u shaqeeyo, baro IPs , Ports , TCP , iyo DNS si aad u dhisto aasaas adag oo kugu hogaamiya inaad noqoto Bug Bounty Hunter xirfad leh.

Difficulty

Beginner

Lessons

14 Lessons

Beginner

Linux Fundamentals for Hackers

Baro aasaaska Linux-ka si 'Practical' ah. Kooras-kaan wuxuu ku barayaa isticmaalka Terminal-ka, maamulida faylasha, Users-ka, Networking-ka, iyo Security-ga Waa bilawga ugu fiican ee barashada Cybersecurity iyo Web hacking.

Difficulty

Beginner

Lessons

24 Lessons

Beginner

Computer and Operating System Basics

Baro aasaaska kumbuyuutarka operating system -ka, network -ga, iyo web applications -ka ee aad u baahan tahay ka hor inta aadan u guda gelin mawduucyada qoto dheer ee cybersecurity -ga

Difficulty

Beginner

Lessons

13 Lessons

Beginner

Cybersecurity Search Skills and Learning Process

Dhis xirfadaha wax baarida (research skills). waxaad ku baran doontaa qaabka internetka looga baaro xogta si hufan, sidii aad u ogaan lahayd in xogtu tahay mid la isku halayn karo, adeegsiga search engines-ka ee u gaarka ah cybersecurity , akhrinta iyo fahamka CVE-ska iyo exploits-ka, iyo sidii aad baaritaan ugu samayn lahayd vulnerabilities -ka. Waxaad sidoo kale ku tababaran doontaa sidii aad su'aalaha guud iyo kuwa ballaran u beddeli lahayd wax raadin kooban, adoo isbarbardhigaya ilaha xogta, hubinaya tixraacyada rasmiga ah, xusuus-qorona ka qaadanaya si aad si madaxbannaan wax u barato inta aad ku guda jirto safarkaaga cybersecurity .

Difficulty

Beginner

Lessons

7 Lessons

Beginner

Introduction to Cybersecurity

Module-kan waxaad ku baran doontaa aasaaska cybersecurity -ga . Waxaad si qoto dheer u fahmi doontaa waxa ay dhab ahaantii cybersecurity -gu ilaaliso, sababta ay fashilaadda amnigu u leedahay saamayn weyn, iyo sida uu risk -gu u dhasho. Sidoo kale, module-kan wuxuu ku barayaa CIA triad , noocyada weerarada (common attack categories ), xuduudaha anshaxa ( ethics ), security controls , iyo doorka ay web application security -gu ku leedahay ilaalinta isticmaalayaasha, xogta ( data ), APIs , iyo adeegyada internet-ka. Markaad dhammayso casharradan, waxaad noqon doonta qof yaqaano luqadda ( terms ) iyo hannaanka fikirka ee looga baahan yahay dhanka amniga ka hor inta aadan u gudbin mowduucyada kale ee HTTP , recon , proxying , authentication , access control , injection , iyo APIs .

Difficulty

Beginner

Lessons

8 Lessons