Free / BasicBEGINNER

Introduction to Cybersecurity

Module-kan waxaad ku baran doontaa aasaaska cybersecurity -ga . Waxaad si qoto dheer u fahmi doontaa waxa ay dhab ahaantii cybersecurity -gu ilaaliso, sababta ay fashilaadda amnigu u leedahay saamayn weyn, iyo sida uu ri…

View Curriculum
Introduction to Cybersecurity
Duration
1h 15m
Chapters
4
Lessons
8
Labs
1
Outcomes

What you'll learn

Skills you walk away with after finishing this track.

  • Baro waxa ay tahay cybersecurity iyo sababta ay nolosha maanta muhiim u tahay.
  • Faham CIA triad: oo ka kooban confidentiality, integrity, iyo availability.
  • Baro noocyada weerarada cybersecurity-ga ( attack categories) ee heer guud.
  • Faham sababta ay website-yada iyo APIs-yadu u yihiin attack surfaces si weyn loo beegsado.
  • Kala saar oo sharax farqiga u dhexeeya threats, vulnerabilities, risk, impact, iyo security controls.
  • Fahan sida aasaaska cybersecurity-gu ula xiriiro web application security.
Brief

About this course

Module-kan waxaad ku baran doontaa aasaaska cybersecurity-ga . Waxaad si qoto dheer u fahmi doontaa waxa ay dhab ahaantii cybersecurity-gu ilaaliso, sababta ay fashilaadda amnigu u leedahay saamayn weyn, iyo sida uu risk-gu u dhasho.

Sidoo kale, module-kan wuxuu ku barayaa CIA triad, noocyada weerarada (common attack categories), xuduudaha anshaxa (ethics), security controls, iyo doorka ay web application security-gu ku leedahay ilaalinta isticmaalayaasha, xogta (data), APIs, iyo adeegyada internet-ka. Markaad dhammayso casharradan, waxaad noqon doonta qof yaqaano luqadda (terms) iyo hannaanka fikirka ee looga baahan yahay dhanka amniga ka hor inta aadan u gudbin mowduucyada kale ee HTTP, recon, proxying, authentication, access control, injection, iyo APIs.

Ready when you are

Start Introduction to Cybersecurity today

Join the SomHack academy and build real, employable cyber skills with hands-on labs in your own language.

Browse all courses